Taliyihii Booliska Gobalka Baay Oo Ladhaawacay       Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka Baay Korneyl Mahad Cabdiraxmaan ayaa maanta ku dhaawacmay Weerar Gaadmo ah oo ay kuqaadeen Ciidamo Katirsan Al-Shabaab kadib markii ay waddada u galeen ciidamada dowladda oo  ka yimid magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ku sii jeeday magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa waxaa Read More…