gaari_cabdi_bile-Gaari Cabdi Bile Ku Gadoomay Hobyo Dad Kudhaawacmay

 

 

 

 

Inta laxaqiijiyay 3ruux ayaa ku dhaawacantay shil gaari oo kadhacay Meel udhaw Magaalada Hobyo iyadoo Gaariga shilka galayna lasheegay in uu ahaa nuuca Cabdiblaha ay soomaalidu utaaqaan oo aysaarnaayeen Malayshiyaad hubaysan

Dad Kusugan Hobyo ayaa waxa y sheegeen in Dadka dhaawacmay ay wada ahaayeen malayshiyaadkii gaariga watay iyadoo qaar kamid ah dadkaasina dhaawacyadoona la sheegay in ay halisyihiin

Wararka ayaa waxa ay intaa kudarayaan in Kooxaha Gaari watay ay ahaayeen Malayshiyaad hubaysan oo kazoo amba baxay Hobyo isla markaana ay kusii jeedeen Deegaanka Qara Roow oo udhaw Hobyo

Macadda Sababta Rasmiga ah ee shilka Gaariga sababtay hasa ahaatee waxaa wararku ay tilmaamayeen in Gaariga si xowli ah uu ku socday taasina ay keentay Gadoonka Gaariga